إِنَّآ أَعۡطَيۡنَٰكَ ٱلۡكَوۡثَرَAnnagaa ku Sinnay Nabiyow Waadi Janno (iyo khary badan). فَصَلِّ لِرَبِّكَ وَٱنۡحَرۡEe tuko Eebaha dartiis, waxna u gawrac. إِنَّ شَانِئَكَ هُوَ ٱلۡأَبۡتَرُRuuxii ku necebna waa mid cidhib beelay.