Waxay jecelyihiin (Munaafiqiintu) inaad Gaaloowdaan siday u Gaaloobeen ood isku mid noqotaan, ha ka yeelanina Xaggooda Sokeeye intay uga hijroodaan Jidka Eebe, haddayse Jeedsadaan qabta oo ku dila Meeshaad ka heshaanba, hana ka yeelanina Xaggooda Sokeeye iyo Gargaare (Midna). (89)


الصفحة التالية
Icon