Wuxuu uun Dooni Shaydaanku inuu Idinku Dhextuuro Colnimo iyo isnac Khamrada iyo Qamaarka idinkana Celiyo Xusidda Eebe iyo salaadda ee ma ka Joogaysaan (ka Jooga). (91)


الصفحة التالية
Icon