Xusuusio markuu yidhi Nabi Ibraahim Eebow i tusi sidaad u nooleyso wax a dhinta uuna yidhi miyaadan rumeynin (Xaqa) oo uu yidhi waan rumeeyey laakiin (waxaan doonay) inuu xasilo qalbigaygu wuxuu (eebe) yidhi qaad afar shimbirood una iil xagaaga (JarJar) kadibna yeel Buur kasta qayb ka mid ah, markaas u ycedh waykuu imaan iyagoo ordi ogoowna in Eebe adkaade Falsan yahay. (260)
الترجمة الصومالية