Say noqon markay ku Dhacdo Musiibo (dhibaato) waxay hor marsadeen Gacmahoodu Darteed, markaas ay kuu yimaadaan iyagoo ku dhaaran Eebe inaanaan doonin waxaan Wanaag iyo Tawfiiq ahayn. (62)
الترجمة الصومالية