Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation에서 الصومالية로 된 수라 قريش 번역
Verse 1
ﭑﭒ
ﭓ
Caadaysigii Qureesheed.
Verse 2
ﭔﭕﭖﭗ
ﭘ
Ay ka caadayeesheen Safarka Xagaaga iyo Jilaalka darteed.
Verse 3
ﭙﭚﭛﭜ
ﭝ
Ha u caabudeen Eebeha Beydkan (Kacbada).
Verse 4
Eebahi ka quudiyay gaajo, kana aamingaliyay cabsi.
تقدم القراءة