قُل لَّن يَنفَعَكُمُ ٱلۡفِرَارُ إِن فَرَرۡتُم مِّنَ ٱلۡمَوۡتِ أَوِ ٱلۡقَتۡلِ وَإِذࣰا لَّا تُمَتَّعُونَ إِلَّا قَلِيلࣰا ١٦
AlAhzab 33:16
سورة الأحزاب
Medinan
Verse: 16/73
Page 420
-
Soomaaliga translation
الترجمة الصومالية
waxaad dhahdaa carar aad geeri ka carartaan ama dil wax idiinma taro wax yar waxaan ahayna laydiin ku raaxeyn maaayo (adduunka). (16) -
Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation
waxaad dhahdaa carar aad geeri ka carartaan ama dil wax idiinma taro wax yar waxaan ahayna laydiin ku raaxeyn maaayo (adduunka).
AlAhzab 33:16
Loading the recitation…
0:00