ذَٰلِكَ هُدَى ٱللَّهِ يَهۡدِي بِهِۦ مَن يَشَآءُ مِنۡ عِبَادِهِۦۚ وَلَوۡ أَشۡرَكُواْ لَحَبِطَ عَنۡهُم مَّا كَانُواْ يَعۡمَلُونَ ٨٨
Al-An'am 6:88
سورة الأنعام
Meccan
Verse: 88/165
Page 138
-
Soomaaliga translation
الترجمة الصومالية
Kaasi waa Hanuunki Eebe wuxuu ku Hanuuniyaa Cidduu Doono oo ka mid ah Addoomadiisa hadday wax La wadaajiyaan Eebana waxaa ka Burin waxay Fali Jireen. (88) -
Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation
Kaasi waa Hanuunki Eebc wuxuulla ku Hanuuniyai Cidduu Doono oo ka mid ah Addoomadiisa hadday wax La wadaajiyaari Eebana waxaa ka Bun waxay Fali Jireati.
Al-An'am 6:88
Loading the recitation…
0:00