Al-Ma'idah 5:34

سورة المائدة

Medinan Verse: 34/120 Page 113

إِلَّا ٱلَّذِينَ تَابُواْ مِن قَبۡلِ أَن تَقۡدِرُواْ عَلَيۡهِمۡۖ فَٱعۡلَمُوٓاْ أَنَّ ٱللَّهَ غَفُورࣱ رَّحِيمࣱ ٣٤

  1. Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation


    Kuwa Toobad keena qabasho ka hor mooyee Ogaadana in Eebe Dambi Dhaafo oo Naxariisto.

Read the whole surah Compare translations Arabic tafsir