فَكُلُواْ مِمَّا رَزَقَكُمُ ٱللَّهُ حَلَٰلࣰا طَيِّبࣰا وَٱشۡكُرُواْ نِعۡمَتَ ٱللَّهِ إِن كُنتُمۡ إِيَّاهُ تَعۡبُدُونَ ١١٤
An-Nahl 16:114
سورة النحل
Meccan
Verse: 114/128
Page 280
-
Soomaaliga translation
الترجمة الصومالية
ee cuna waxa Eebe idinku Arsuqay ee xalaasha fiicana kuna shukriya Nicmada Eebe haddaad isaga Caabudaysaan. (114) -
Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation
ee cuna waxa Eebe idinku Arsuqay ee xalaasha fiicana kuna shukriya Nicmada Eebe haddaad isaga Caabudaysaan.
An-Nahl 16:114
Loading the recitation…
0:00