أَلَمۡ تَرَوۡاْ كَيۡفَ خَلَقَ ٱللَّهُ سَبۡعَ سَمَٰوَٰتࣲ طِبَاقࣰا ١٥
Nooh 71:15
سورة نوح
Meccan
Verse: 15/28
Page 571
-
Soomaaliga translation
الترجمة الصومالية
Miyaydaan arkaynin sida Eebe u Abuuray toddoba Samo oo isdulsaaran. (15) -
Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation
Miyaydaan arkaynin sida Eebe u Abuuray toddoba Samo oo isdulsaaran.
Nooh 71:15
Loading the recitation…
0:00