وَضَرَبَ لَنَا مَثَلࣰا وَنَسِيَ خَلۡقَهُۥۖ قَالَ مَن يُحۡيِ ٱلۡعِظَٰمَ وَهِيَ رَمِيمࣱ ٧٨
YaSin 36:78
سورة يس
Meccan
Verse: 78/83
Page 445
-
Soomaaliga translation
الترجمة الصومالية
Wuxuuna noo yeelay tusaale wuuna halmaamay abuurkiisa wuxuuna yidhi yaa noolayn lafo baaliyoobay. (78) -
Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation
Wuxuuna noo yeelay tusaale wuuna halmaamay abuurkiisa wuxuuna yidhi yaa noolayn lafo baaliyoobay.
YaSin 36:78
Loading the recitation…
0:00