سورة فصلت

الترجمة الصومالية

الترجمة الصومالية kitabından الصومالية dilinde Fussilet Suresi suresinin çevirisi

الترجمة الصومالية

Verse 1
Waxay ku tusin mucjisada Quraanka sida soo hormartay. (1)
Verse 2
Quraanka waa soo dajinta Eebe naxariista guud iyo mid gaaraba naxariista, (2)
Waxaad dhahdaa Nabiyow anigu waxaan uun ahay bashar (Dad) idinkookale ah, waxaana la iiwaxyooday in Eebehenno yahay Eebe kaliya, ee u toosnaada xaggiisa, kana dambidhaaf waydiista, halaagna wuxuu u sugnaaday mushrikiinta. (6)
Hadday ka jeedsadeen Gaaladu (xaqa) waxaad ku dhahdaa Nabiyow waxaan idiinka digi cadaab daran oo lamid ah kii Reer Caad iyo Thamuud. (13)
تقدم القراءة