Al-Baqarah 2:117

سورة البقرة

Medinan Verse: 117/286 Page 18

بَدِيعُ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِۖ وَإِذَا قَضَىٰٓ أَمۡرࣰا فَإِنَّمَا يَقُولُ لَهُۥ كُن فَيَكُونُ ١١٧

  1. Soomaaliga translation

    الترجمة الصومالية

    isagaa abuuray Samooyinka iyo Dhulka, markuu doono arrinna wuxuu uun dhahaa ahaw wuuna ahaadaa. (117)

Read the whole surah Compare translations Arabic tafsir