Al-Baqarah 2:157

سورة البقرة

Medinan Verse: 157/286 Page 24

أُوْلَٰٓئِكَ عَلَيۡهِمۡ صَلَوَٰتࣱ مِّن رَّبِّهِمۡ وَرَحۡمَةࣱۖ وَأُوْلَٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡمُهۡتَدُونَ ١٥٧

  1. Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation


    kuwaas waxaa korkooda ahaan Deeq Eebe iyo Naxariistiisa, waana kuwa hanuunsan.

Read the whole surah Compare translations Arabic tafsir