Al-Baqarah 2:4

سورة البقرة

Medinan Verse: 4/286 Page 2

وَٱلَّذِينَ يُؤۡمِنُونَ بِمَآ أُنزِلَ إِلَيۡكَ وَمَآ أُنزِلَ مِن قَبۡلِكَ وَبِٱلۡأٓخِرَةِ هُمۡ يُوقِنُونَ ٤

  1. Soomaaliga translation

    الترجمة الصومالية

    ee ah kuwa rumeeya waxa lagugu dajiyey Nabiyow, iyo wixii la dajiyey horay, Aakhirana yaqiinin. (4)
  2. Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation


    ee ah kuwa rumeeya waxa lagugu dajiyey Nabiyow, iyo wixii la dajiyey horay, Aakhirana yaqiinin.

Read the whole surah Arabic tafsir