وَيَدۡعُ ٱلۡإِنسَٰنُ بِٱلشَّرِّ دُعَآءَهُۥ بِٱلۡخَيۡرِۖ وَكَانَ ٱلۡإِنسَٰنُ عَجُولࣰا ١١
Al-Isra 17:11
سورة الإسراء
Meccan
Verse: 11/111
Page 283
-
Soomaaliga translation
الترجمة الصومالية
Wuxuu u Yeedhaa (Baryaa) Dadku Shar siduu ugu Yeedho «Baryo» Khayrka, Dadkuna waa Deg dege. (11) -
Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation
Wuxuu u Yeedhaa (Baryaa) Dadku Shar siduu ugu Yeedho «Baryo» Khayrka, Dadkuna waa Deg dege.
Al-Isra 17:11
Loading the recitation…
0:00