لِلَّهِ مُلۡكُ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ وَمَا فِيهِنَّۚ وَهُوَ عَلَىٰ كُلِّ شَيۡءࣲ قَدِيرُۢ ١٢٠
Al-Ma'idah 5:120
سورة المائدة
Medinan
Verse: 120/120
Page 127
Soomaaliga translation
-
Soomaaliga translation
الترجمة الصومالية
Eeba Iska leh Xukunka Samooyinka iyo Dhulka iyo waxa ku Dhex sugan Eebana wax kasta (uu Doono) wuu Karaa. (120)
Al-Ma'idah 5:120
Loading the recitation…
0:00