وَكَذَّبُواْ وَٱتَّبَعُوٓاْ أَهۡوَآءَهُمۡۚ وَكُلُّ أَمۡرࣲ مُّسۡتَقِرࣱّ ٣
Al-Qamar 54:3
سورة القمر
Meccan
Verse: 3/55
Page 528
-
Soomaaliga translation
الترجمة الصومالية
Way beeniyeen (Nabiga iyo xaqa) waxayna raaceen Hawadooda, amar kastana wuxuu leeyahay meel uu ku sugnaado. (3) -
Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation
Way beeniyeen (Nabiga iyo xaqa) waxayna raaceen Hawadooda, amar kastana wuxuu leeyahay meel uu ku sugnaado.
Al-Qamar 54:3
Loading the recitation…
0:00