وَلِلَّهِ مَا فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَمَا فِي ٱلۡأَرۡضِۚ وَكَانَ ٱللَّهُ بِكُلِّ شَيۡءࣲ مُّحِيطࣰا ١٢٦
An-Nisa' 4:126
سورة النساء
Medinan
Verse: 126/176
Page 98
Soomaaliga translation
-
Soomaaliga translation
الترجمة الصومالية
Eebe waxaa u sugnaaday waxa ku sugan Samooyinka iyo Dhulka. Eebana waa wax walba koobe. (126)
An-Nisa' 4:126
Loading the recitation…
0:00