مَّا يَفۡعَلُ ٱللَّهُ بِعَذَابِكُمۡ إِن شَكَرۡتُمۡ وَءَامَنتُمۡۚ وَكَانَ ٱللَّهُ شَاكِرًا عَلِيمࣰا ١٤٧
An-Nisa' 4:147
سورة النساء
Medinan
Verse: 147/176
Page 101
Soomaaliga translation
-
Soomaaliga translation
الترجمة الصومالية
muxuu ku fali Eebe cadaabkiinna haddaad mahdisaan ood rumeysaan, Eebana waa mahdiye Waana oge. (147)
An-Nisa' 4:147
Loading the recitation…
0:00