إِن تَجۡتَنِبُواْ كَبَآئِرَ مَا تُنۡهَوۡنَ عَنۡهُ نُكَفِّرۡ عَنكُمۡ سَيِّـَٔاتِكُمۡ وَنُدۡخِلۡكُم مُّدۡخَلࣰا كَرِيمࣰا ٣١
An-Nisa' 4:31
سورة النساء
Medinan
Verse: 31/176
Page 83
Soomaaliga translation
-
Soomaaliga translation
الترجمة الصومالية
Haddaad ka Dheeraataan Dambiyada waa weyn waxaan idinka Reebeynno waxaannu ka asturi Xaggiinna Xumaantiinna waxaana idin Galin Meel Fiican (Sharaf leh). (31)
An-Nisa' 4:31
Loading the recitation…
0:00