قُل لَّا تُسۡـَٔلُونَ عَمَّآ أَجۡرَمۡنَا وَلَا نُسۡـَٔلُ عَمَّا تَعۡمَلُونَ ٢٥
Saba' 34:25
سورة سبأ
Meccan
Verse: 25/54
Page 431
-
Soomaaliga translation
الترجمة الصومالية
Waxaad dhahdaa laydin warsan maayo waxaan dambaabney anagana nalama warsado waxaad camalfaleysaan. (25) -
Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation
Waxaad dhahdaa laydin warsan mahayo waxaan dambaabney anagana nalama warsado waxaad camalfaleysaan.
Saba' 34:25
Loading the recitation…
0:00