وَلَوۡلَا كَلِمَةࣱ سَبَقَتۡ مِن رَّبِّكَ لَكَانَ لِزَامࣰا وَأَجَلࣱ مُّسَمࣰّى ١٢٩
TaHa 20:129
سورة طه
Meccan
Verse: 129/135
Page 321
-
Soomaaliga translation
الترجمة الصومالية
haddayna jirin kalimad u hor martay Eebahaa iyo muddo maga caaban wuxuu ahaan lahaa cadaabku mid ku soo deg dega. (129) -
Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation
haddayna jirin kalimad u hor martay Eebahaa iyo muddo maga caaban wuxuu ahaan lahaa cadaabku mid ku soo deg dega.
TaHa 20:129
Loading the recitation…
0:00