وَأَلَّوِ ٱسۡتَقَٰمُواْ عَلَى ٱلطَّرِيقَةِ لَأَسۡقَيۡنَٰهُم مَّآءً غَدَقࣰا ١٦
Al-Jinn 72:16
سورة الجن
Meccan
Verse: 16/28
Page 573
Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation
-
Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation
Hadday ku toosaan Dadku jidka (wanaagsan) waxaaan ka waraabinlahayn biyo badan.
Al-Jinn 72:16
Loading the recitation…
0:00