Surah An-Nasr in Soomaaliga
سورة النصر · Verses: 3 · Medinan
Translation: Soomaaliga translation 1 (الترجمة الصومالية)
-
1
إِذَا جَآءَ نَصۡرُ ٱللَّهِ وَٱلۡفَتۡحُ
Markuu yimaaddo gargaarkii Eebe iyo Fatxiga (Furashada maka). (1) -
2
وَرَأَيۡتَ ٱلنَّاسَ يَدۡخُلُونَ فِي دِينِ ٱللَّهِ أَفۡوَاجࣰا
Ood aragtid Dadkoo Diinta Eebe u soo gali Kooxo. (2) -
3
فَسَبِّحۡ بِحَمۡدِ رَبِّكَ وَٱسۡتَغۡفِرۡهُۚ إِنَّهُۥ كَانَ تَوَّابَۢا
U tasbiixso Eebe adoo ku mahadin Dambidhaafna waydiiso illen waa dambidhaaf badanee. (3)