Surah Al-Masad in Soomaaliga
سورة المسد · Verses: 5 · Meccan
Translation: Soomaaliga translation 1 (الترجمة الصومالية)
-
1
تَبَّتۡ يَدَآ أَبِي لَهَبࣲ وَتَبَّ
Waxaa khasaaray Gacmihii Abuulahab, halaagmayna. (1) -
2
مَآ أَغۡنَىٰ عَنۡهُ مَالُهُۥ وَمَا كَسَبَ
Waxna uma tarin Xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna. (2) -
3
سَيَصۡلَىٰ نَارࣰا ذَاتَ لَهَبࣲ
Wuxuuna gali Naar Olal leh. (3) -
4
وَٱمۡرَأَتُهُۥ حَمَّالَةَ ٱلۡحَطَبِ
Haweenaydiisii Qoryaha xambaari jirtayna (waxay gali Naar). (4) -
5
فِي جِيدِهَا حَبۡلࣱ مِّن مَّسَدِۭ
Luqunteedana waxaa la yeeli Xadhig Liif ah. (5)