Surah Al-Ikhlas in Soomaaliga
سورة الإخلاص · Verses: 4 · Meccan
Translation: Soomaaliga translation 1 (الترجمة الصومالية)
-
1
قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ
Waxaad dhahdaa (Nabiyow) Eebe waa Kali (wehelna ma leh). (1) -
2
ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ
Waana Sayid (deeqtoon). (2) -
3
لَمۡ يَلِدۡ وَلَمۡ يُولَدۡ
Eebe wax ma dhalin, isna lama dhalin. (3) -
4
وَلَمۡ يَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ
Wax la mid ahna ma jiro. (4)