Surah Quraish in Soomaaliga

سورة قريش · Verses: 4 · Meccan

Translation: Soomaaliga translation 1 (الترجمة الصومالية)

  1. 1

    لِإِيلَٰفِ قُرَيۡشٍ

    Caadaysigii Qureesheed. (1)
  2. 2

    إِۦلَٰفِهِمۡ رِحۡلَةَ ٱلشِّتَآءِ وَٱلصَّيۡفِ

    Ay ka caadayeesheen Safarka Xagaaga iyo Jilaalka darteed. (2)
  3. 3

    فَلۡيَعۡبُدُواْ رَبَّ هَٰذَا ٱلۡبَيۡتِ

    Ha u caabudeen Eebeha Beydkan (Kacbada). (3)
  4. 4

    ٱلَّذِيٓ أَطۡعَمَهُم مِّن جُوعࣲ وَءَامَنَهُم مِّنۡ خَوۡفِۭ

    Eebahi ka quudiyay gaajo, kana aamingaliyay cabsi. (4)

Other translations of this surah

Tafsir of this surah in Arabic