Surah Al-Ma'un in Soomaaliga
سورة الماعون · Verses: 7 · Meccan
Translation: Soomaaliga translation 1 (الترجمة الصومالية)
-
1
أَرَءَيۡتَ ٱلَّذِي يُكَذِّبُ بِٱلدِّينِ
Ka warrama kan beenin Abaalmarinta (Qiyaamada). (1) -
2
فَذَٰلِكَ ٱلَّذِي يَدُعُّ ٱلۡيَتِيمَ
Kaas xooga Agoonta (xageeda). (2) -
3
وَلَا يَحُضُّ عَلَىٰ طَعَامِ ٱلۡمِسۡكِينِ
Aan kuna boorrinaynin quudinta miskiinka. (3) -
4
فَوَيۡلࣱ لِّلۡمُصَلِّينَ
Waxaa halaag u sugnaaday kuwa tukan (waa Munaafiqiinta). (4) -
5
ٱلَّذِينَ هُمۡ عَن صَلَاتِهِمۡ سَاهُونَ
Ee haddana halmaansan Salaaddooda. (5) -
6
ٱلَّذِينَ هُمۡ يُرَآءُونَ
Dadkana is tusiya. (6) -
7
وَيَمۡنَعُونَ ٱلۡمَاعُونَ
Una diida alaabta (Laysugu kaalmeeyo). (7)