Surah Al-'Asr in Soomaaliga
سورة العصر · Verses: 3 · Meccan
Translation: Soomaaliga translation 1 (الترجمة الصومالية)
-
1
وَٱلۡعَصۡرِ
Eebe wuxuu ku dhartay Waqtiga Casarka ah. (1) -
2
إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لَفِي خُسۡرٍ
In Dadku khasaaro ku sugunyahay. (2) -
3
إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلۡحَقِّ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلصَّبۡرِ
Marka laga reebo kuwa rumeeyay xaqa ee Camal fiican fala, isuna dardaarma xaqa, isuna dardaarma Samirka. (3)