Saasna waa waddadii Eebe ee u horreysay ummadihii tagay, wax baddali karana ma jiro. (23)
الترجمة الصومالية
سُنَّةَ ٱللَّهِ ٱلَّتِي قَدۡ خَلَتۡ مِن قَبۡلُۖ وَلَن تَجِدَ لِسُنَّةِ ٱللَّهِ تَبۡدِيلٗا
Saasna waa waddadii Eebe ee u horreysay ummadihii tagay, wax baddali karana ma jiro.
Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation