Surah Ash-Sharh in Soomaaliga
سورة الشرح · Verses: 8 · Meccan
Translation: Soomaaliga translation 1 (الترجمة الصومالية)
-
1
أَلَمۡ نَشۡرَحۡ لَكَ صَدۡرَكَ
Miyannaan kuu waasicinin Laabta (ku nuurinin). (1) -
2
وَوَضَعۡنَا عَنكَ وِزۡرَكَ
Oonaan ka dajinin culayskii. (2) -
3
ٱلَّذِيٓ أَنقَضَ ظَهۡرَكَ
dhabarka kaa cusleeyay. (3) -
4
وَرَفَعۡنَا لَكَ ذِكۡرَكَ
Miyaannaan kor yeelin magacaaga (xusiddaada). (4) -
5
فَإِنَّ مَعَ ٱلۡعُسۡرِ يُسۡرًا
Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd (faraj). (5) -
6
إِنَّ مَعَ ٱلۡعُسۡرِ يُسۡرࣰا
Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd. (6) -
7
فَإِذَا فَرَغۡتَ فَٱنصَبۡ
Ee markaad Salaadda dhammayso isku dhib (Samo fal). (7) -
8
وَإِلَىٰ رَبِّكَ فَٱرۡغَب
Eebana (Khayr) ka rajee. (8)