Surah At-Tin in Soomaaliga
سورة التين · Verses: 8 · Meccan
Translation: Soomaaliga translation 1 (الترجمة الصومالية)
-
1
وَٱلتِّينِ وَٱلزَّيۡتُونِ
Eebe wuxuu ku dhaartay Tiinka iyo Zeytuunka. (1) -
2
وَطُورِ سِينِينَ
Iyo Dhuuri Siina. (2) -
3
وَهَٰذَا ٱلۡبَلَدِ ٱلۡأَمِينِ
Iyo Magaaladan Aaminka ah (Maka). (3) -
4
لَقَدۡ خَلَقۡنَا ٱلۡإِنسَٰنَ فِيٓ أَحۡسَنِ تَقۡوِيمࣲ
Ee waxaana ku abuurray Dadka Muuqal toosan. (4) -
5
ثُمَّ رَدَدۡنَٰهُ أَسۡفَلَ سَٰفِلِينَ
Kaddibna waxaan u celinaynaa hoos (gabow dartiis). (5) -
6
إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ فَلَهُمۡ أَجۡرٌ غَيۡرُ مَمۡنُونࣲ
Hase yeeshee kuwa rumeeyey xaqa camalwanaagsanna falay, waxay mudan Ajri aan go'aynin. (6) -
7
فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعۡدُ بِٱلدِّينِ
Ee Maxaa Gaalada u sababay beeninta Qiyaamada intaas ka dib. (7) -
8
أَلَيۡسَ ٱللَّهُ بِأَحۡكَمِ ٱلۡحَٰكِمِينَ
Miyuusan Eebe ahayn kan ugu xukun wanaagsan. (Eebaa xukun wanagsan). (8)