سورة الفاتحة

الترجمة الصومالية

ترجمة معاني سورة الفاتحة باللغة الصومالية من كتاب الترجمة الصومالية

محمد أحمد عبدي

الترجمة الصومالية

محمد أحمد عبدي

آية رقم 1
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud Naxariista Tu gaarana naxariista. (1)
آية رقم 2
Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka). (2)
آية رقم 3
Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista. (3)
آية رقم 4
Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada). (4)
آية رقم 5
adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa (Eebow). (5)
آية رقم 6
ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa). (6)
تقدم القراءة