سورة عبس

الترجمة الصومالية

ترجمة معاني سورة عبس باللغة الصومالية من كتاب الترجمة الصومالية

محمد أحمد عبدي

الترجمة الصومالية

محمد أحمد عبدي

آية رقم 1
Wajiguu u uruuriyay oo jeedsaday (Nabigu). (1)
آية رقم 3
Miyaad ogtahay inay u dhawdahay inuu hanuuno oo Daahir noqdo. (3)
آية رقم 5
Ruuxiise is deeqtoonaysiiya (islana waynaada). (5)
آية رقم 11
Saas ma; aha ee Aayadahani waa waano. (11)
آية رقم 12
Ruuxii doonana wuu ku waana qaadan. (12)
آية رقم 13
Waxay ku sugantahay (waanadu) Kutub Sharaf leh. (13)
آية رقم 14
Oo la kor yeelay lana Daahiriyay. (14)
آية رقم 15
Oy Gacanta ku hayaan Malaa'ig (wax qorta). (15)
آية رقم 16
Sharafna leh oo baarri ah. (16)
آية رقم 21
Markaasuu dilaa Qabrina ku Asturaa. (21)
آية رقم 28
Iyo cinab iyo Daaqa (Xoolaha) (28)
آية رقم 29
Iyo Zeytuun iyo Timir. (29)
آية رقم 31
Iyo Faakiho (khudaar) iyo Daaq. (31)
آية رقم 32
Si aad ugu intifaacdaan idinka iyo xoolihiinnu. (32)
آية رقم 33
Markay Qayladii darrayd timaaddo (Suurka). (33)
آية رقم 35
Iyo Hooyadiis Iyo Aabihiis. (35)
آية رقم 36
Iyo Haweeneydiisii iyo Carruurtiisii. (36)
آية رقم 38
Wajiyaal Maalintaas way Nuuri (Farxi). (38)
آية رقم 39
Wayna Qosli oy bishaaraysan. (39)
آية رقم 41
Waxaana dabooli Madow (iyo naxdin). (41)
آية رقم 42
Kuwaasina waa Gaalada Faasiqiinta ah (aadna u xun). (42)
تقدم القراءة