سورة البلد

الترجمة الصومالية

ترجمة معاني سورة البلد باللغة الصومالية من كتاب الترجمة الصومالية

محمد أحمد عبدي

الترجمة الصومالية

محمد أحمد عبدي

آية رقم 1
Eebe wuxuu ka dhaaran Magaalada «Makaad ee Sharrifan». (1)
آية رقم 3
Iyo Nabi Aadam iyo carruurtiisa «Dadka». (3)
آية رقم 4
Ee Eebe Dadka wuu Abuuray iyagoo dhib iyo shaqo (Adduunka kala kulmi). (4)
آية رقم 6
Dadka (Gaalada) waxay odhan waxaan bixiyey xoolo badan (si xaqa loo horjoogsado). (6)
آية رقم 9
Iyo Carrab iyo Laba bishimood. (9)
آية رقم 10
Oo miyaannaan u caddaynin Labada Jid (khayrka iyo sharka). (10)
آية رقم 16
Ama Miskiin Dhulka ku dhagay (dhibaato darteed). (16)
تقدم القراءة