سورة القصص

الترجمة الصومالية

ترجمة معاني سورة القصص باللغة الصومالية من كتاب الترجمة الصومالية

محمد أحمد عبدي

الترجمة الصومالية

محمد أحمد عبدي

آية رقم 1
Wuxuu ku Tusin Mucjisada Quraanka. (1)
آية رقم 2
Taasina waa Aayaadka Kitaabka (Quraanka) ee Cad. (2)
آية رقم 62
Xusuuso Maalinta Eebe u Yeedhi Gaalada oo ku Dhihi Aaway kuwaad ila Wadaajiseen ah kuwaad Sheeganayseen (Caabudayseen). (62)
آية رقم 65
Xusuuso Maalintaan u Yeedhayno Gaalada oos ku Odhan Eebe Maxaad ugu Jawaabteen Rasuulladii. (65)
آية رقم 66
Markaasay ku Indho Beeshay korkooda Xujadii (Waayeen Xujo) Maalintaas, waxna Isma Warsadaan. (66)
آية رقم 74
Xusuuso Maalintaan u Yeedhayno Gaalada oo Eebe odhana Aaway Shurakadaydii ah kuwaad Sheeganayseen. (74)
تقدم القراءة