سورة الإنسان

الترجمة الصومالية

ترجمة معاني سورة الإنسان باللغة الصومالية من كتاب الترجمة الصومالية

محمد أحمد عبدي

الترجمة الصومالية

محمد أحمد عبدي

آية رقم 3
Annagaa Dadka tusinnay Jidka, waxayna Noqdeen mid Shukriya (mahadiya) iyo mid Gaalnimo Badan. (3)
آية رقم 12
Wuxuuna ku abaal Mariyay Samirkooda Dartiis jano iyo Xariir. (12)
آية رقم 14
Waxaana u dhaw hooska jannada, waxaana loo soo Raariciyay Midheheeda. (14)
آية رقم 17
Waxaana laga Waraabiyaa Ehlu jannaha Sharaab macaan oo lugu Dheehay sinjibiil. (17)
آية رقم 18
Waana il lugu Magacaabo Salsabiil (ay ka cabbi). (18)
Dharkooduna (Ehlu Jannaha) waa xariir Jilicsan oo cagaaran iyo Xariir adagba, waxaana loo xidhi fiddo Gacmaha la Gashado, Eebana wuxuu ka waraabiyaa sharaab nadiifah. (21)
آية رقم 27
Kuwaasi waxay Jecelyihiin tan soo Dagdagaysa (Adduunyada) waxay kaga Tagayaan Gadaashoodana Maalin Culus (Qiaamada). (27)
تقدم القراءة