سورة البروج

الترجمة الصومالية

ترجمة معاني سورة البروج باللغة الصومالية من كتاب الترجمة الصومالية

محمد أحمد عبدي

الترجمة الصومالية

محمد أحمد عبدي

آية رقم 1
Eebe wuxuu ku dhaartay Samada Xiddigaha leh (iyo Jidadkooda). (1)
آية رقم 2
Iyo Maalinta laysu yaboohay (qiyaamada). (2)
آية رقم 3
Iyo Dadka joogsan Maalintaas iyo waxayaalaha iman Maalintaas. (3)
آية رقم 4
Ee Lacnadi ha ku dhacdo kuwii Godka lahaa (Mu'miniinta lagu cadibo). (4)
آية رقم 5
Ee ahaa Naar olal (iyo shidaal) leh. (5)
آية رقم 12
Qabashada Eebana (Ciqaabtiisu) way darantahay. (12)
آية رقم 14
Waana dambidhaaf badane jecel (kuwa addeeca). (14)
آية رقم 15
Carshiga sharafta lahna isagaa iska leh. (15)
آية رقم 17
Ma ku soo gaadhay warkii Junuuddii (Gaaladii). (17)
آية رقم 19
Hase yeeshee kuwii Gaaloobay waxay ku suganyihiin beenin (xaqa). (19)
آية رقم 22
Oo ku Qoran Ioox la dhawray (looxulmaxfuudka). (22)
تقدم القراءة