ترجمة معاني سورة قريش باللغة الصومالية من كتاب Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation . ﰡ ﭑﭒ ﰀ Caadaysigii Qureesheed. ﭔﭕﭖﭗ ﰁ Ay ka caadayeesheen Safarka Xagaaga iyo Jilaalka darteed. ﭙﭚﭛﭜ ﰂ Ha u caabudeen Eebeha Beydkan (Kacbada). ﭞﭟﭠﭡﭢﭣﭤ ﰃ Eebahi ka quudiyay gaajo, kana aamingaliyay cabsi.