ترجمة معاني سورة المسد باللغة الصومالية من كتاب Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation . ﰡ ﮈﮉﮊﮋﮌ ﰀ Waxaa khasaaray Gacmihii Abuulahab, halaagmayna. ﮎﮏﮐﮑﮒﮓ ﰁ Waxna uma tarin Xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna. ﮕﮖﮗﮘ ﰂ Wuxuuna gali Naar Olal leh. ﮚﮛﮜ ﰃ Haweenaydiisii Qoryaha xambaari jirtayna (waxay gali Naar). ﮞﮟﮠﮡﮢ ﰄ Luqunteedana waxaa la yeeli Xadhig Liif ah.