Surah Al-Infitar in Soomaaliga
سورة الإنفطار · Verses: 19 · Meccan
Translation: Soomaaliga translation 1 (الترجمة الصومالية)
-
1
إِذَا ٱلسَّمَآءُ ٱنفَطَرَتۡ
Markay Samadu Dildillaacdo. (1) -
2
وَإِذَا ٱلۡكَوَاكِبُ ٱنتَثَرَتۡ
Xiddiguhuna daataan. (2) -
3
وَإِذَا ٱلۡبِحَارُ فُجِّرَتۡ
Badahana laysku furo. (3) -
4
وَإِذَا ٱلۡقُبُورُ بُعۡثِرَتۡ
Xabaalahana la soo bixiyo (Dadkii). (4) -
5
عَلِمَتۡ نَفۡسࣱ مَّا قَدَّمَتۡ وَأَخَّرَتۡ
Waxay ogaan naftu waxay hor marsatay iyo waxay dibmarisay. (5) -
6
يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡإِنسَٰنُ مَا غَرَّكَ بِرَبِّكَ ٱلۡكَرِيمِ
Dadow maxaa kugu kadiyay Eebahaaga sharafta leh. (6) -
7
ٱلَّذِي خَلَقَكَ فَسَوَّىٰكَ فَعَدَلَكَ
Ee kii ku abuuray ah kuna ekeeyay kuna simay. (7) -
8
فِيٓ أَيِّ صُورَةࣲ مَّا شَآءَ رَكَّبَكَ
Siduu doonana kuu sameeyey. (8) -
9
كَلَّا بَلۡ تُكَذِّبُونَ بِٱلدِّينِ
Saas ma aha ee waxaad beeninaysaan abaal marinta. (9) -
10
وَإِنَّ عَلَيۡكُمۡ لَحَٰفِظِينَ
Malaa'ig baana idin ilaalinaysa. (10) -
11
كِرَامࣰا كَٰتِبِينَ
Oo sharaf leh waxna qori. (11) -
12
يَعۡلَمُونَ مَا تَفۡعَلُونَ
Ogna waxaad falaysaan. (12) -
13
إِنَّ ٱلۡأَبۡرَارَ لَفِي نَعِيمࣲ
Kuwa wanaagsani waxay gali Naciima. (13) -
14
وَإِنَّ ٱلۡفُجَّارَ لَفِي جَحِيمࣲ
Kuwa xun Xunna waxay gali Jaxiimo. (14) -
15
يَصۡلَوۡنَهَا يَوۡمَ ٱلدِّينِ
Wayna ku guban Maalinta abaalmarinta. (15) -
16
وَمَا هُمۡ عَنۡهَا بِغَآئِبِينَ
Kamana maqnaadaan Naarta. (16) -
17
وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا يَوۡمُ ٱلدِّينِ
Maalinta abaalmarinta ma taqaannaa. (17) -
18
ثُمَّ مَآ أَدۡرَىٰكَ مَا يَوۡمُ ٱلدِّينِ
Haddana ma taqaannaa Maalinta abaalmarinta. (18) -
19
يَوۡمَ لَا تَمۡلِكُ نَفۡسࣱ لِّنَفۡسࣲ شَيۡـࣰٔاۖ وَٱلۡأَمۡرُ يَوۡمَئِذࣲ لِّلَّهِ
Waa Maalinta ayna u hanannin Nafna Naf kale waxba, Amarkana Maalintaas waxaa iska leh Eebe. (19)