Turjumaada Suuradda الماعون ee الصومالية ee الترجمة الصومالية
Verse 1
ﭦﭧﭨﭩ
ﭪ
Ka warrama kan beenin Abaalmarinta (Qiyaamada). (1)
Verse 2
ﭫﭬﭭﭮ
ﭯ
Kaas xooga Agoonta (xageeda). (2)
Verse 3
ﭰﭱﭲﭳﭴ
ﭵ
Aan kuna boorrinaynin quudinta miskiinka. (3)
Verse 4
ﭶﭷ
ﭸ
Waxaa halaag u sugnaaday kuwa tukan (waa Munaafiqiinta). (4)
Verse 5
ﭹﭺﭻﭼﭽ
ﭾ
Ee haddana halmaansan Salaaddooda. (5)
Verse 6
ﭿﮀﮁ
ﮂ
Dadkana is tusiya. (6)
Verse 7
ﮃﮄ
ﮅ
Una diida alaabta (Laysugu kaalmeeyo). (7)
تقدم القراءة