Turjumaada Suuradda النصر ee الصومالية ee الترجمة الصومالية
Verse 1
ﭱﭲﭳﭴﭵ
ﭶ
Markuu yimaaddo gargaarkii Eebe iyo Fatxiga (Furashada maka). (1)
Verse 2
Ood aragtid Dadkoo Diinta Eebe u soo gali Kooxo. (2)
Verse 3
U tasbiixso Eebe adoo ku mahadin Dambidhaafna waydiiso illen waa dambidhaaf badanee. (3)
تقدم القراءة