Turjumaada Suuradda النّاس ee الصومالية ee الترجمة الصومالية
Verse 1
ﮀﮁﮂﮃ
ﮄ
Waxaad dhahdaa «Nabiyow» waxaan ka magangeley Eebaha dadka barbaariya. (1)
Verse 2
ﮅﮆ
ﮇ
Ee dadka xukuma. (2)
Verse 3
ﮈﮉ
ﮊ
Ee ah Ilaaha dadka. (3)
Verse 4
ﮋﮌﮍﮎ
ﮏ
Sharka «iyo xumaanta» waswaasiyaha qarsoon. (4)
Verse 5
ﮐﮑﮒﮓﮔ
ﮕ
Ee waswaasiya laabta «Qalbiga» dadka. (5)
Verse 6
ﮖﮗﮘ
ﮙ
«Kuwaas wax waswaasinayna» oo ah jinni iyo insiba. (6)
تقدم القراءة