Turjumaada Suuradda النّاس ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation
Verse 1
ﮀﮁﮂﮃ
ﮄ
Waxaad dhahdaa «Nabiyow» waxaan ka magangeley Eebaha dadka barbaariya.
Verse 2
ﮅﮆ
ﮇ
Ee dadka xukuma.
Verse 3
ﮈﮉ
ﮊ
Ee ah Ilaaha dadka.
Verse 4
ﮋﮌﮍﮎ
ﮏ
Sharka «iyo xumaanta» waswaasiyaha qarsoon.
Verse 5
ﮐﮑﮒﮓﮔ
ﮕ
Ee waswaasiya laabta «Qalbiga» dadka.
Verse 6
ﮖﮗﮘ
ﮙ
«Kuwaas wax waswaasinayna» oo ah jinni iyo insiba.
تقدم القراءة