سورة الليل

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Turjumaada Suuradda الليل ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Verse 1


Eebe wuxuu ku dhaartay Habeenku markuu wax qariyo.
Verse 6

Rumeeyana tii wanaaga badnayd (ciwal).
Verse 7

Waxaanni u fududaynaa wanaagga (iyo Jidka fiican).
Verse 8

Ruuxiise ku bakhayla Xoolaha isna deeqtoonaysiiya «iskibriya».
Verse 9

Reeniyana Tii wanaaga badnayd (ciwal).
Verse 17

Waxaana ka fogaada (galidda naarta) Ruuxii Eeba ka dhawrsada.
Verse 21

Wuuna raalli noqondoonaa Ruuxaasi.
تقدم القراءة