سورة النبأ

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Turjumaada Suuradda النبأ ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation

Verse 2

Warkii waynaa xaggiisa (Qiyayaamada ama Quraanka).
Verse 11

Miyaannaan Maalinta waqti shaqo idiinka dhigin.
Verse 13

Miyaannaan dhexdeeda yeelin Sirraad aad u ifi (Qorraxda).
Verse 22

(Gaalada) Xadgudbay meelay u noqdaan.
Verse 25

Waxaan ahayn biyo kulul iyo Dhacaanka (ehlu Naarka).
Verse 26

Waxaana lagu abaalmariyay si waafaqsan Camalkoodii.

Ee dhadhamiya Caddibaad Gaalooy waxaan caddibaad ahayn idiin kordhinmaynee.
Verse 31

Kuwa Eebe ka dhawrsada waxay leeyihiin liibaan.
Verse 33

Waxayna Guursan Haween da'yar oo isle eg.
تقدم القراءة