Turjumaada Suuradda العاديات ee الصومالية ee Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation
Verse 1
ﮱﯓ
ﯔ
Eebe wuxuu ku dhaartay Fardaha Jahaadka u orda iyagoo qaylyi.
Verse 2
ﯕﯖ
ﯗ
iyo kuwa dabka Qoobkooda ku ifiya (guuraha).
Verse 3
ﯘﯙ
ﯚ
Iyo kuwa Cadawga weerara Subaxdii.
Verse 4
ﯛﯜﯝ
ﯞ
Ee Boodhka kiciya.
Verse 5
ﯟﯠﯡ
ﯢ
Cadawgana dhexgala.
Verse 6
ﭑﭒﭓﭔ
ﭕ
Ee Dadku Eebohood waa diideen.
Verse 7
ﭖﭗﭘﭙ
ﭚ
Arrintaasna Dadku wuu ogyahay.
Verse 8
ﭛﭜﭝﭞ
ﭟ
Dadkuna Xoola jacaylka waa ku daranyahay.
Verse 9
Miyuuna ogayn Marka Xabaalaha waxa ku jira la soo bixiyo.
Verse 10
ﭩﭪﭫﭬ
ﭭ
Laabaha waxa ku qarsoonna la muujiyo.
Verse 11
ﭮﭯﭰﭱﭲ
ﭳ
In Eebohood Maalintaas ogyahay.
تقدم القراءة